Askari Nus dollar u dilay qof shacab ah oo damiin lagu sii daayey

Askari ka tirsanaa ciidamada Booliska Kenya oo lagu soo eedeeyay inuu toogasho ku dilay nin ka mid ah wadayaasha mootada ama dhugdhugleyda ee magaalada Nairob 19-kii bishii Febraayo ee sannadkaan ayaa ayaa lagu sii daayay lacag damaanad ah. Garsooraha Sare ee maxkamada Makadara Heston Nyaga ayaa sii daayay Mr. Zadock Ochuka Oyieka ka dib markii … Continue reading Askari Nus dollar u dilay qof shacab ah oo damiin lagu sii daayey